YOU GOT NEXT: BANDHIGA KUBADA KOLEYGA & BULSHO

Qoysaska Tukwila! Nagu soo biir “You Got Next TUKWILA! – Kubada Koleyga & Bandhig Bulsho

Qof kasta oo dhalinyaro ah oo isku duwaan geliya munaasabad waxay heli doontaa garan iyo kubada koleyga oo bilaash ah. Is duwaan gelin ayaa looga baahan yahay qof kasta oo dhalinyar ah oo ka qayb galaya. – Iska Duwaan Geli HALKAN!

Tani waa munaasabad BILAASH ah!

Macluumaadka munaasabadan

Nagu soo biir munaasabada kubada koleyga iyo bulshada ee ay kafaale qaadeen Ururka Ciyaarta Loo Siman Yahay ee Degmada King iyo Gudida Isboortiga Seattle. Munaasabadu waxay noqon doontaa maalin qof oo ku xeeran fursada ka qayb gal oo leh qaabab kala duwan oo barnaamijyo kubada koleyga ah iyo la shaqayn hay’adaha bulshada ku salaysan ee deegaanka.

Ayo: Da’da 5+. Dhamaan dhalinyarta iyo qoysaska waa lagu soo casuumay.

  • Waxaa jiri doona ikhtiyaaro barnaamij oo kala duwan oo ku salaysan heerka khibrada kubada koleyga wakhtigan. Looma baahna khibrad hore oo kubada koleyga ah.
  • Dhalinyarta laxaadka la’ iyo laxaad la’aanta garaadka qaba way iman karaa oo waxay ka qayb galayaan barnaamij loo dhan yahay. Waxaa munaasabada iman doona Special Olympics Washington iyo Seattle Adaptive Sports.

Goorta: Sabtida Sebteember 17 laga bilaabo 10:00 subaxnimo. – 5:00 galabnimo.

Goobta: Tukwila Community Center, 12424 42nd Avenue South

Noocyada barnaamijka kubada koleyga ee maalinta oo dhan: garoon lagu ciyaaro oo bilaash ah, ka qaadasho garoon, xarunta xirfadaha, tartanka xirfadaha, tartan 3×3 ah (ka qayb galku waa bilaash laakiin is duwaan gelin dheeraad ah ayaa loo baahan yahay)

Faafaahin Munaasabada oo Dheeraad ah: 

  • Tartan 3×3 ah oo dugsiga Dhexe &ah: Waa in la isku duwaan geliyaa ka qayb galka!
  • Gaadhi Cuntada Lagu Iibiyo, Waxyaabo La Bixiyo, Carwo Khayraadka Bulsho, Madadaalo
  • Caqabadaha xirfadaha dhalinyarta iyo fursadaha korniin.
  • Ciyaaro bilaash ah iyo wax kale oo badan!
  • Buufino
  • Talaalka Covid-19
  • Chalk Art
  • Meesha Iskeed Boordhiga Lagu Ciyaaro

Miyaad qabtaa wax su’aal ah? / Ma u baahan tahay macluumaad dheeraad ah? / Ma doonaysaa inaad wakhtigaaga ku deeqdo ama miyaad ka qayb gashay hay’adaada?